Lughaya–Jabuuti ayaa Isbitaal ka hirgelisay deegaanka Karuure ee degmada Lughaya ee gobolka Awdal halkaas oo Xaglatoosiye manta ka furay. Karuur oo ah caanaha geela ayaa loogu magacdaray deegaanka iyadoo muujinaysa barwaaqada taal. Waxa dhinaca kale iyana la guray isbtitaalka qaaxada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM