20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jabuuti oo ku guulaysatey tababarka ciidamo booliisa oo Somaliya loo qorey

Jabuuti ayaa ku guulaysatey tababarka ciidamo booliisa oo Somaliya loo qorey. Ciidankan booliiska ah oo Somaliya loo tababaray ayaa gaaraya 250 askari oo xataa aan ku filneyn Muqdisho. Waxa tababarka ku caawiyay ajaanib ka socda qaramada midoobey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Lg9YG6BrSoc[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS