November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Jabuuti oo war ka soo saaray ciidamo ay u soo direyso Somaliya

Jabuuti oo war ka soo saaray ciidamo ay u soo direyso Somaliya. Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jabuuti General Zakariye Sheekh Ibraahim ayaa sheegay warka ciidamada ka soo saaray warbixin.

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jabuuti General Zakariye Sheekh Ibraahim ayaa sheegay inay ciidamo dheeraada u soo dirayaan Somaliya.  Wuxuuna tilmaamay Ciidamadan in ay si gaar ah uga howlgeli doonaan magaalada Cadaado.



Qeybtan Shanaad ee Ciidamada Hiil Walaal ayaa waxa ay soo dhameysteen tababar mudo ay ku soo jireen, waxaana dhowaan ay soo gaari doonaan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa dhowaan booqasho ku tagay wadamo ay ka mid yihiin Jabuuti, Uganda iyo Itoobiya.



Somaliya ayaa rabta inay argagixisada ka faraxalato halmar soona celiso diintii nasteexada ahayd ee dadku yaqaanay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS