Jabuuti ayaa xuseysa maalinta xoriyada dalkeeda iyo dabaaldeg balaadhan oo si weyn loo soo diyaariyay ayaa laysugu soo baxay barxada lagu sameeyo dabaaldegyada noocani ah. Waxa goobta joogey madaxweynaha dalkaasi.
Hoos ka daawo qayb kale oo Jabuuti ku soo bandhigtey cududeeda inta ay haysato iyo hadalada qabaha kale
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay