X

Jabuuti oo xuseysa maalinta xoriyada dalkeeda iyo dabaaldeg balaadhan

Jabuuti ayaa xuseysa maalinta xoriyada dalkeeda iyo dabaaldeg balaadhan oo si weyn loo soo diyaariyay ayaa laysugu soo baxay barxada lagu sameeyo dabaaldegyada noocani ah. Waxa goobta joogey madaxweynaha dalkaasi.





Hoos ka daawo qayb kale oo Jabuuti ku soo bandhigtey cududeeda inta ay haysato iyo hadalada qabaha kale

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.