X

Wasiir Cadaani oo dhalinyarada u sheegaya in Ingiriisku xasuuqin laakiin Koofurtu xasuuqdey

Wasiir Cadaaniga Somaliland ayaa dhalinyarada u sheegaya in Ingiriisku xasuuqin laakiin Koofurtu xasuuqdey mar uu suaal is waydiiyay hadana ku sheegay jawaabta in ay fududahay laakiin hadana ku margaday lana maray meel qardajeexa.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.