12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jabuutiyaan sheegan jirey Saylac iyo Lughaya oo Farmaajo ka badbaadiyay Norwey oo masaafurinaysa

Jabuutiyaan sheegan jirey Saylac iyo Lughaya oo Norwey sharcigii kala noqotey kadib markii lagu helay in uu Jabuutiyaan yahay Somaliyana dhaqo ku lahayn oo la sheegay in Farmaajo badbaadiyay jagana siiyay.



Ninkan oo la yiraa Maxamed Abiib oo la baxay maamul goboleed la yiraa Saylac iyo Lughaya dhulkaas oo aanu waligii arag. Waxa hore u maalgeliyay Ismaaciil Cumar Geelle hadase waxa u baxay Farmaajo sida wararku sheegayaan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS