29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jacayladii baxsadka ahaa oo is baray labada qoys

Kadib markii jacayladu guri la wada dejiyay ayay booqdeen baadiyihii si loo soo kaxeeyo qoyskooda kale oo la isku baro. Is barasho kadib ayaa la galay sidii loo wanaajin lahaa xiriirka. Taxanahan ayaa u eg dhamaad.





ARAABINEWS