Jacaylkii baxsadka oo laga seexan waayay iyo dab ay shiteen
Waa qayb kale oo xiise leh jacaylka baxsadka. Waxase soo baxaya jacaylo cusub oo iyaguna wadada ku soo jira. Xildhibaankii oo gartey inuu walaashii hadda wax u qabto balana u qaaday inuu jagooyinkiisa badan mid ka siiyo.