22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlay haamaha Berbera ee Siilaanyo doonayo in uu wareejiyo

Jamaal Cali Xuseen ayaa waraysi kaga hadlay haamaha Berbera ee la wareejinayo isagoo sheegay in aan la samayn xeerkii lagu wareejinayay khashifayna in kooxda Siilaanyo rabaan in ay quutaan marka ay ka degaan kursiga. Feerkii ka dhacay golaha Hargeysa ayaa keenay ama ku salaysnaa Haamaha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM