Janet Jackson iyo ninkeeda Wisam Almana ayaa ku dhawaaqay in ay filayaan ilmahoodii ugu horeyay. Janet oo ay walaalo yihiin Maykal Jackson ayaan hore wax u dhalin.
Janet ayaa Ilaahey uga mahadnaqdey ilmaha uu siiyay iyadoo 50 jira oo dhaaftey xilligii ay ilmo dhali lahayd. Janet oo socdaal ugu tagi lahayd gobol ka mida Maraykanka ayaa joojisay kadib uurka ku soo baxay.
Waxay sheegtay in ay aad u faraxsan tahay ilmaha ay uurka ku sido oo ay u sido ninka Muslimka ah ee u dhashay Qadar ee taajirka ah ee la yiraa Wissam almana.
Rashiid Ceelanyo
ARAABINEWS
![_91775867_gettyimages-162637847[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/10/91775867_gettyimages-1626378471-300x169.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay