X

Jarmalka oo markii ugu horeysay ku faanay taangi uu sameeyay

Jarmalka ayaa markii ugu horeysay ku faanay inay markale dib u sameeyeen taangi ay iyagu gebi ahaanba leeyihiin. Jarmalka oo ahaa aabaha xukuma Yurub ayaa dagaalkii labaad ee uu ugu xoog sheegtay cadaanka Yurub kadib joojiyay samaynta hubka.


Waxase hadda uu ku faanayaa inay dib u sameeyeen taangi cusub laakiin u eg qaab dhismeedkiisa noocii uu ku dagaalami jirey dagaalkii labaad ee aduunka cadaanka.



Taangigan Jarmalku ku soo bandhigey carwada hubka ee hadda ka socota Faransiiska ayaan la sheegin inuu sawir yahay iyo inuu taangi dhamaystiran yahay. Waxase shirkadu sheegtay inay dalbak qaadan doonaan 2 sanno kadib.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.