X

Wasiir Bayle oo qarxiyay sir weyn inta aan la bililqaysan qasnada

ARAABINEWS

Wasiir Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa qarxiyay sir weyn inta aan la bililiqaysan qasnada dawlada oo wararku sheegayaan in durba la isku dayay in lacago laga saaro. Warar kale ayaa sheegaya in la soo celinayo askartii bugta ahahyd ee ayagoo dalka dibeda ku maqan hadda mishahar la siin jirey.


Wasiir Dr C/raxmaan Beyle ayaa sheegay in dawladii hore ee madaxweyne Farmaajo ay dalka uga tagtey mishahar ciidan iyo shaqaale ku filan muddo lix bilooda. Warkaas oo si fiican meel loogu qortey.



”Hadda waxaan sugnaaba waa wixii 6 bilood ka badan ayuu yiri xildhibaan magaciisa qariyay inta ka horeysa ishaan ku hayn doonaa ayuu raaciyay. Dalka ayaa durba fowdo galay dibna ugu noqday sidii caadiga ahayd,

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.