Jasiirada lagu magacaabo Faylaka oo ku taal dalkaasi Kuweyt ayaa laga qaxay 25 sano ka hor kadib markii madaxweynihii dalkaasi Ciraaq uu dagaal ku qaaday Kuweyt taas oo dhalisey dagaal uu Maraykanku hogaamiyo kana qayb qaateen wadamo carab u badan si Ciraaq looga saaro Kuweyt. Jasiiradan ayaa hadda waxa ku soo noqdey dad aad u tiro yar waxana hadda si rasmi ah u degan ciidanka tabarta yar ee Kuweyt.
Dhismooyinkii Jasiiradaasi ku yaalay ayaa qaar badan oo kamid ah burburay, waxaa sidoo kale ay waxyeelo ka soo gaartay dagaalkii Ciraaq ku qabsatay, waxaana wali la arkayaa raadadka alaabtii iyo gawaaridii ay dadkii halkaa dagnaa uga qaxeen Jaziirada.
Cawaaqib xumadii dagaalkaas uu keenay oo noqdey mid Muslimiintu la saftaan gaalada ayaa laga dareemayaa Ciraaq oo hadda ay inteeda badan ka taliso argagixiso uu Sucuudigu taageero oo la baxdey ISIL.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM









Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay