15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jawaari iyo Cabdiwelli Muudey oo midba ka kale eedeeyay kulankii fashilmey

Jawaari Iyo Muudey ayaa midba ka kale Ku eedeeyay kulankii barlamaanka ee maanta fashilmey Si loo gudbiyo mooshin ka dhan ayaa Jawaari.

Ku xigeenka koowaad ee afhayeenka barlamaanka Cabdiwelli Muudey ayaa Ku eedeeyay Jawaari inuu barlamaanka keensaday askar u khaasa isla markaana la wareegay xarunta golaha.



Jawaari oo hadley ayaa isna sheegay inuu kaliya watey ilaaladiisa kana codsadey masuuliyiinta ciidanka inay Ku ekaadaan amniga oo siyaasada soo farogelin.



Masuuliyiinta ciidada oo iyaguna ka hadley fowdadii ka dhacdey golaha ayay ku tilmaameen mid laga xumaado.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vUDnxt-rOtg[/embedyt]

Jawaabta Jawaari hoos ka daawo

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=c6pvSPocmXA[/embedyt]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS