Jawaari ayaa Baydhabo ka furey shirka gudoonada barlamaanada maamul goboleedyada. Shirkan ayaa dad badan u arkaa waqti lumis kharash ku baxayo oo aan dadka waxba ka soo gaarayn.
Waxa Jawaari ku weheliya socdaalka xildhibaano ka tirsan barlamaanka oo wax shaqo aan hayn laakiin safarada iska raaca. Gudoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa saxaafadda u xaqiijiyay in xubnahan ay ku shiri doonaan magaalada Baydhabo, shirkoodana uu socon doono sadex cisho.
Gabagabada shirkaan ayaa la filayaa in laga soo saaro war murtiyeed ay ku cad yihiin hanaanka wada shaqeynta Gudoonka Golaha shacabka iyo Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay