10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jawaari oo xaalku ku xunyahay oo la kulmey safiirka Turkiga

Gudoomiyaha xaalku ku xunyahay ee barlamaanka Somaliya Jawaari ayaa la kulmey safiirka Turkiga. Shalay ayay ahayd markii xildhibaano gaaraya 220 ay ku baaqeen inuu xilka ka dego.


Safiirka Turkiga ee uu la kulmey ayaa si hoose ugu sheegay inuu kursiga baneeyo maadaama uu lumiyay kalsoonida golaha.



Sidoo kale kulanka waxaa ku sugnaa Mas’uuliyiinta Hay’adda TIKA oo ah hay’adda dib u dhiska ku sameyneysa Xarunta ku meel gaarka ah ah ee golaha shacabka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS