X

Jeclow ama necbow waa xoojinaynaa awoodayada gantaalaha: Iraan iyo gantaal cusub

Jeclow ama necbow waa xoojinaynaa awoodayada gantaalaha waa hadal uu yiri madaxweynaha Iiraan Rowxaani ayadoo dalku soo bandhigey gantaal cusub oo ayna ka bixin faahfaahin dheeraada.



 Iiraan ayaa sheegtay in gantaalkani gaarayo masaafo dhan 2000 oo Kiilomitir uuna ridi karo 4 gantaal markiiba. Gantaalkan cusub ayaa ka qaylisiin doona Trumop oo weeraray heshiiska Obama la galay Iiraan.



Trump ayaa sheegay in uu go’aan gaaray laakiin uuna jeclayn in uu sheego hadda, wuxuuna la Hadley madaxweynaha Faransiiska oo qayb ahaan ku raacay in wax laga bedelo heshiiska.

 

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.