Prof Axmed Samatar ayaa barnaamijka xisbiga Kulmiye London la tagey kana hor akhriyay taageereyaal aan badneyn oo isugu yimi kulanka. Masuul ka tirsanaa xisbiga ayaa sheegay in tani muujinayso in xisbigu aanu lahayn meel uu u socdo.
Barnaamijka uu akhriyay ayayna haba yaraatee ku jirin sida u ku bixin lahaa.
Hoos ka daawo goos goos dadkii ka soo qaybgalay iyo fikirkooda
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS