X

Jeelka Boorama maxaa iska bedelay ilaa xilligii ay dhistey dawladii kacaanku

Wuxuu ka mid ahaa jelasha ugu casrisan waqtigiisii waxa ka dambneeyay burbur. Waxa maamulka dalku u gacan galay kuwa leh waanu go’nay. Hadaba jeelka Boorama maxaa iska bedelay. Waxa faahfaahin ka bixinaya masuul ka tirsan maamulka jeelka. Waxaanad ka naxaysaa inta qolalkiisu leegyihiin iyo dadka lagu xereeyo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.