X

Laba wiil oo saaxiibo ah oo kuwada dhintey dagaalkii Xeraale

Waxa saaka deganayd deegaanka Xeraake ee gobolla Galguduud halkaas oo shalay ay ku dhinteen in ka badan 30 qof oo isugu jira dafkii dagaalamaayay iyo dad shacaba o xabadu haleeshay. Dagaalkan u dhexeeya beelaha halkaa wada dega ayaa waxa ku dhintey laba wiil oo saaxiibo oo mudba dhinac ka soo jeeday


Dagaalkan ayaa bilaabmey markii ururka Ahlu sunna uu dagaal ku soo qaaday tuulada Xeraale oo ay joogeen maleeshiyaad aan iyaga ka amar qaadan laakiin loo malaynayo inay gacan saar la leeyihiin argagixisada shabaab.


Waxase muuqata in khasaare mooyee aan faaiido laga gaarin isla markaana ayna waxba iska bedelin gacan ku haynta tuulada.

Sawirka hoose fiiri falaadha waa laba wiil ee ku qatilney dagaalka

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.