24/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jeneraal Caare oo ciidan cusub iyo korneylo ku soo biireen

Jeneraal Caare ayaa ciidan cusub iyo korneylo ku soo biireen. Jeneraalka oo raba inuu hilfaha u qaado Muuse Biixi iyo jeegaanta ayaa la isku dayay in la kala jabiyo wayse fashilantey. Jeneraalka ayaa wacad ku maray in uu abuuro maamul xalaala oo loo dhan yahay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=NJ2lAmV2FAI[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS