Jeneraal Caare miyaa soo weeraray Ceel-afweyne. Badhasaabka Sanag Timbaro ayaa durba uu galay khalkhal kana hadley jeneraalka oo soo galay Dararweyne. Jeneraal Caare ayaa wacad ku maray inuu Muuse Biixi ugu geli doono gurigiisa.
Somaliland ayaa sheegtay inay dhirbaaxo ku dhufatey weerarka Caare.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=VTJEuAXGzu0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay