11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jeneraal rabay inuu qixiyo dadka ku nool Beledweyne oo nabada qaatay: SAWIRO

Jeneraal loo yaqaan Xuud oo dhawaan jabhad ku aruurshey duleedka Beledweyne isagoo sheegaya in jufadiisa Hawiye ee Xawaadle ay diidan yihiin maamulka ay ka tirsan yihiin ee Hirshabeele ee loo doortey isla Hawiye jufada Abgaala.



Jeneraalka oo odayada magaaladu u tageen ayaa qaatay nabada xilli dhalinyaro uu aruurshey ay ku dhaawacmeen dagaalka qaarkoodna la keenay Beledweyne. Jeneraalka oo welli aan ku cibro qaadan dagaalkii Hawiye u madhay ee 1993 ayaa la qabtey inuu qixiyo dadka magaalada.



Beledweyne oo ah magaalo la wada degan yahay ayaa inta badan waxa hogaanka loo daayay beesha Hawiye ee Xawaadle, waxay diian yihiin beesha kale ee Hawiye ee Abgaal.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS