23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jiirka oo la ogaaday in ay cunaan hilibka xataa iyo dagaal dhexmaray shimbir iyo jiir

Jiirka oo inta badan lagu yaqaan in uu cuno cuntooyinka la beero ayaa hadda la ogaaday in uu cuno hilibka kadib markii dhalinyar ay ka duubeen shimbir tacbaansan oo dhulka taal oo jiir ku booday waxana la arkayaa shimbirta oo isku dayaysa in ay ka fujiso jiirka.

Rashiid Ceelaayo

ARAABINEWS.COM