X

Jubbaland oo ka cabatay ciyaartii looga badiyay ee dhexmartay iyaga iyo Banaadir iyo sababta

Jubbaland ayaa ka cabatay ciyaartii looga badiyay ee dhexmartay iyaga iyo Banaadir. Xiriirka kubada Cagta jubbaland ayaa Soo saaray Dacwad ka dhan ah xulka kubada Cagta Gobolka Benaadir.



Xiriirka oo warqad soo saaray ayaa sheegay in la jabiyay xeerka ciyaaraha gobolada kadib markii gobolka Banaadir soo xuley ciyaar u dhashay Kiiniya dhinacooda.



Xiriirka kubadda cagta Somaliyeed ayaa looga fadhiyaa inay baaraan arintan kana soo saaraan go’aan in la jabiyay xeerka u yaala ciyaaraha maamul goboleedyada.

C/llaahi Warmooge

ARAABIBEWS

admin:

This website uses cookies.