X

Yuhuuda oo heshay siday rabtey xasuuqna ku bilowdey dadkaan hubeysnayn

Yuhuuda ayaa heshay siday rabtey xasuuqna ku bilowdey dadkaan hubeysnayn ee reer Falastiin ee degan qaybta ciriiriga ah ee Qaasa. Dadka degan Qaasa ayaa asalkoodu ah dad qaxooti ah.



Waxayna halkan soo degeen xilligii Carabtu ka adkaan waydey Yuhuuda oo Maraykanku aad u hubeeyay soona siiyay hub aad u farabadan. Jabka Carabta ayaa keenay markey diideen amarkii Ruushka.



Weerar dhinaca cirka ah oo Yuhuudu ku qaaday Qaasa ayaa Falastiintu sheegeen inay ku dhinteen hal qof halka ilaa 25-na ku dhaawacmeen.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.