X

Jufada Muuse Biixi oo qaylidey Samaroon xaqoodii dib uga helay Wajaale

Jufada Muuse Biixi ayaa qaylidey Samaroon xaqoodii dib uga helay Wajaale kadib markii dawlada Somali galbeed xaqiiqsatey dadka Wajaale iska leh kadibna u soo magacowdey dadka degan xaqa ay leeyihiin. Maamuladii hore ee Somali galbeed ayaan siin jirin xaqa Samaroonka aadka u farabadani u leeyihiin dawlada Somali galbeed.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=NOCdh_65yUk[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.