X

Madaxweyne Farmaajo oo sii sagootiyay madaxweyaha Eriteriya

Madaxweyne Farmaajo ayaa sii sagootiyay madaxweyaha Eriteriya oo booqasho laba maalmooda ku joogey dalka halkaas oo uu xalay kala qaybgalay madaxweynaha casho sharaf isaga loo sameeyay.

Xiriirka ayaa meel fiican maraya inkastoo markii horeba aanu jirin xiriir xun oo u dhexeeya labada bulsho ee Somalida iyo Eriteriyaanka.


Warmurtiyeed ay soo wada saareen labada madaxweyne ayay ku sheegeen in la sii xoojiyo xiriirka, iyadoo talaabada noocana ay hadda u fiican tahay Eriteriya. Waase muhiim in Eriteriya la heshiiso Somalida gaar ahaan Jabuuti.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=2jHFrKrheVA[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.