X

Jufada Siilaanyo ee Burco oo ku qayliyay in dad khaldani nabad aan jirin la wadaan beelaha Dhulbahante ee Qorilugud+MUUQAAL

Hargeysa–Jufada Siilaanyo ee Burco ayaa sheegtay in dad khaldani nabad ka wadaan iyaga iyo beelaha Dhulbahante ee deegaanka Qorilugud. Waxayna codsadeen in nabada loo daayo suldaanka guud ee jufada Siilaanyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.