X

In ka badan 300 u dhintey qabow kadib markii ay la degtay doontii ay la socdeen xadka Liibiya iyo Talyaaniga+SAWIRO

Naftood haligeyaal shaqo u raadsanayay Yurub oo gaaraya ilaa 300 oo qof ayaa ku dhintey badda u dhaxaysa Libya iyo Talyaaniga kadib markii sadex doonyood oo ay la socdeen ay qalibmeen qaarna ciladi gashay.

Tahriibayaasha ayaa qaarkod badda ku jiray maalmo halka qaar kalana qabowgu dilay markiiba. Hal doon oo ay saarnaayeen 100 qof ayaa hal mar la waayay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.