X

Ka qayb qaado dadaalka loogu jiro in tuulada Ciye ee gobolka Awdal wax loogu qabto

Ka qayb qaado dadaalka loogu jiro in tuulada Ciye ee gobolka Awdal wax loogu qabto. Tuuladan ayaan ka fogeyn degmada Boorama waxana maqan baayiyaha aasaasiga ah suida biyaha, waxbarasshada iyo wixii la mida.

Qurbajoogta ka soo jeeda deegaanka ayaa bilaabay dhismaha dugsiga, maxaase kuu diidey in aad wax ku darsato. Waa hawl ajar kuugu jiro.



Hoos ka daawo tuulada oo awr biyaha loogu keeno

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=jRgNGeI9aQQ[/embedyt]



Hoos ka daawo tuulada oo qurbajoogtu dugsi u dhagax dhigtey

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JLUlFLiPZE4[/embedyt]

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.