November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Kacdoonka weyn ee soo socda qayb ka noqda

Waa warbixin kooban oo saxafiga da’da yar ee Faysal Abroone uga hadlayo sadex arimood oo isa saaran oo ay dabcan ku jirto kacdoonka Laascaanood ee midha dhalay. Dhalinta reer Awdal oo la rabo inay kacdoonkan ku soo ceshadaan sharaftooda lunsan ayaa loogu baaqay inay hurdada ka toosaan oo awrka hogaanka u qabtaan.







ARAABINEWS