Kalfadhigii 31-naad ee ururka Sonyo ee dhalinyarada Somaliland ayaa lagu qabtey Boorama waxana looga hadlay amniga magaalada Borama oo ay sheegeen in aan cidna looga dabafadhiisan halka dhinaca kale ay sheegeen in arinta si kale ,loo galo ee aan dadka layska xirin. Waxa kale oo asy taabteen kubada ka socota magaalada oo manta Hawd garaacday Maroodi-jeex.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay