02/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Kaluumaysato Somali ah oo la soo badbaadiyay iyo dalka badbaadiyay: SAWIRO

Kaluumaysato Somali ah ayaa la soo badbaadiyay. Kaluumaysatadan ayaa ku jirey badda weyn e Somaliyeed qaybta Koofurta iy bartamaha dalka. Waxa la sheegay ayagoo ku jira kaluumaysiga la xaalufiyay inay jihadii ka luntey.



Waxay doontu ula ciirtey dhinacaas iyo dalka Siirilanka halkaas oo ay ku baxeen ciidanka badda ee dalkaasi oo aad u feejigan. Kaluumaysatadan ayaa markii la badbaadiyay la geeyay xarun caaimaad si caafimaadkooda loo baaro.



Waxay ka kooban yihiin sadex kaluumaysato oo dhalinyaro. Lama sheegin goobta ay ka soo ambabaxeen. Siirilanka ayaa ka mida wadamada xaalufiyay badda Somaliya.

Dhawaan ayaa la waayay ku dhawaad 10 Kalluumeysto ahaa oo badda galay ilaa hadana la raadinayo. Mana jirto awood looga dabatago haday lumaan.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS