November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Khaatumo oo beenisay in ay dileen dad xoolo dhaqato ah oo marayay deegaanka Caroweyn

Maamulka Khaatumo State ayaa ka hadlay shaqaaqo ka dhacday Caroweyn oo ka tirsan Buuhoodle halkaas oo xalay lagu dhaawacay dad xoolo dhaqato ah oo ka soo jeeda beesha ISAAQ oo magaalada soo dhexmaray. Khaatumo State ayaa cambaareysay falkaas sheegtayna in iyagu ayna wax shaqo ah ku lahayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS