X

Khaatumo oo ku baaqday shir aayo ka tashi

Maamulkii Khaatumo ee uu ka tagey marxuun Cali Khaliif Galaydh ayaa ku baaqay inay qabanayan shir degdega oo ay uga tashadaan aayahooda, waxayna joojiyeen wadahadal uu Cali Khaliif kula jirey maamulka Somalilaan. Horjooge Muuse Biixi ayaa ku furtuurey nabad oo uu la rabay Cali Khaliif.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.