X

Wadada Ceerigaabo ilaa Ceel-Daahir oo daamurkii la saaray: SAWIRO

Wadada isku xirta Ceerigaabno ilaa Ceel-daahir ee gobolka Bari ayaa la saaray daamirkii. Wadadan ayaa wada dhismaheeda ganacsatada deegaanka iyo dadka shacabka ah. Wejiga labaad ee wadadan ayaa si rasmi ah u bilaaban doona.


Wadadan o fududeyn doonta isku socodka dadka iyo ganacsiga ayaa soo socotey in muddo ah haddase waxa la marayain daamirkii la saaro oo lagu guulaysto in la gaarsiiyo heer wadeed.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.