10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Khaatumo oo sheegtay inay ka baxday heshiis ku sheegii maamulka Somalilaan

Maamulka Khaatumo oo marhore isku dhiibay maamulka Somalilaan ayaa sheegay wadatashi farabadan kadib inay ka baxeen heshiis hore oo ay la galeen Siilaanyo. ”Marka horeba heshiiska beenta ah raali kama ahayn ayuu yiri marti sharaf shirka fadhiyay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS