November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Khaatumo state oo xildhibaano laga siinayo aqalka sare

Iyadoo ay wadahadal u socdaan maamulka Khaatumo state iyo kan Somaliland ayaa shirka u dhexeeya maamul goboleedyada qaar iyo Xasan Sheekh la sheegayaa in Khaatumo waxeeda gooni loo siiyo.

Wararka ayaa sheegaya in kuraasta la siiyay Puntland iyo Somaliland min laba laga soo jaridoono lana siin doono Khaatumo.

Somaliya ayaa waxa kharibey Xasan sheekh oo hadda taariukhdu xuseyso in uu ka daran yahay Sheekh Shariif iyo C/llaahi Yuusuf.

Shirka Xasan sheekh iyo maamul goboleedyada ayaa dib u dhacay walina lagu jiraa in xaal xaal inkastoo dadka qaarkina leeyihiin wuu dhamaadey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS