11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Khalkhal ka taagan cida soo qortey isku shaandheyntii maamulka Siilaanyo iyo Cali Gurey oo ka jawaabay+MUUQAAL

WP_20150301_017Hargeysa–Sida la wada ogyahay Siilaanyo waa da waxa shaqo ahna kuma laha maamulka uu ku magacaaban yahay taas oo keentay cida sida rasmiga ah u qortey qoraalkii lagu bedelay qaar ka tirsan wasiiradiisa. Siilaanyo ayaa la ogyahay in aanu wax suaala ka jawaabin oo xataa laga ilaaliyo in uu hadlo ama wax la waydiiyo.

Dadka qaarkii ayaa qaba in ay soo diyariyeen Xirsi Tooriile intii aanu bixin. Siilaanyo hadda makala jecla in uu samaysto xulafo taageera maadaama uu da yahay umana jawaabo dad cadhaysan waayo ma oga sida ay wax u dhaceen.

MaxamedYuusuf

ARAABINEWS