Khaniiska aduunku Muslimku diidey ayaa maamulka Somaliland ee ictiraaf doonka ah xilli dadkiisa xataa isku aragti ka ahayn goosadka ayaa ku soo dhaweeyay Hargeysa halkaas oo uu la kulmey madaxweynaha hawlgalka ah ee maqaar saarka u jooga kursiga beeshiisa.
Anderson Cooper oo u waramay wargeys kasoo baxa dalka Mareykanka ayaa sheegay in aan ku mashquulin warbaahinta caalamka ama mida Africa wuxuu yahay shaqsiyan balse muhiim ay tahay in ay ku mashquulaan waxa bulshada u haayo iyo waxtarkiisa.
Anderson Cooper- oo mar wax laga weydiyay in booqashadii oo kutagay degaanada Soomaaliland utagay arimo la xariira isguursiga dadka isku jinsiga ah ayuu ku sheegay in arintaasi wax kajira ay jirin balse ku fanaayo Somaliland ay tahay meel aad u wanaagsan madaama siweyn looga soo dhaweeyay ilaa heer Madaxweyne.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay