21/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Khasaaraha roob laxaadle oo ka da’ay deegaanka Wajaale oo laga waramay

Khasaaraha roob laxaadle oo ka da’ay deegaanka Wajaale oo laga waramay. Roob aan kala go’lahayn ayaa xalay ku hoorey Wajaale iyo deegaanada u dhow oo ka tirsan gobolka Woqooyi Galbeed.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS