22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Khilaafka ay u xidhan tahay jaamacada Hargeysa oo go’aan laga soo saaray iyo qaar diidey

Jaamacada Hargeysa oo baryahan xidhneyd ayaa go’aan laga soo saaray in dib loo furo iyadoo go’aamada qaar la sheegayo in ay diideen qaar ka mida macalimiinta. Jaamacada ayaa muran iyo qabqasi ka taagnaa in dhawaalaba iyadoo tayada waxbarashadu aanay sidaa u fiicneyn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM