Khuburo isku sheeg Trump talada ka dhegeysto gaar ahaan dhinaca ganacsiga ayaa si toosa ula saftey Kiiniya. Nin u Hadley kooxdaas ayaa sheegtay in Somaliya ku deg degtay xaraashka.
Wuxuu qabaa in Somaliya ayna Kiiniya waxba ka qaadeyn oo Kiiniya qayb ka mida dalka u joogaan ciidamo Kiiniyaati oo ka ilaaliya argagixisada. Waxay kaloo qabaan oo isku raacsan yihiin Kiiniyana si hoose ugu sheegeen inay diidaan xukunka maxkamada haddii laga helo.
Waxay soo qaateen wadamo badan oo ku fadeexoobey markay wax ka samaysteen dhul badeed lagu muransan yahay.
Somaliya ha u diyaargarowdo diidmo ka timaada Kiiniya oo Maraykanku dabada ka riixayo ayuu yiri Yuusuf Odawaa oo jooga, wuxuuna raaciyay in lagu xisaabtamayo awooda Somaliya ee hadda jirta.
Somaliya dhaawac way gaarsiin kartaa Kiiniya xataa ayada oo burbursan ayuu yiri Nuur Malaaq, ujeedada ugu weyn ayaa ah oo Maraykanka iyo Ingiriiskuna hoosta ka wadaan waa in Somaliya ay saarnaato cunaqabataynta hubka weliba la sii kordhiyo xanibaada.
“Baraarug ayuu u yahay hadalka kooxdan isku sheegtay khabiirada ay soo saareen, weyna ogyihiin in Kiiniya looga badiyay arinta badda.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABIBEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay