X

Khudbadii madaxweyne Farmaajo oo isku fuuqsatey wixii kale

Inkastoo waqtigu aad ugu yaraa madaxweyne muddo 4 sanno iyo badh dalka soo hogaaminayaay haddana wuxuu isku fuuqsaday ama soo koobay waxa dadku ka filayeen. Taas oo ah isbedel socda.

Halku dhega isbedel socda ayaa soo jiitey quluubta shacabka Somaliyeed taas oo ka dhigan in madaxweynuhu dooran yahay shacab ahaan haddana ay u taalo xildhibaan taariikh xumo iyo mid fiican sugayso ayuu yiri Cali Calasow.

15-ka Maajo waa maalinta dhalinyarada xisbigii SYL waana maalin doorasho, waxa looga fadhiyaa xildhibaanada inay xaqiijiyaan hadafkii maalintaas dib u doortaan madaxdweyne Farmaajo ayuu raaciyay Cali Calasow.

Madaxweynaha ayaa si cad u sheegay isbedel inuu yahay kan socda ee aanu ahayn in la keeno weji cusub oo intuu dalka baranayo uu waqtigiiba kaga dhacay ayuu yiri madaxweynaha.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.