X

Kiiniya oo dalbatey in madaxweyne cusub la doorto

Kiiniya oo aad ugu faraxday doorashada Aadan Madoobe ayaa hadda dalbanaysa in si degdega loo doorto madaxweyne cusub. Xildhibaan ka tirsan ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan doorashada golaha shacabka laakiin hawshu welli dhamaan.


”Hawsha aad u adag ee idin hortaala waa doorashada madaxweyinihi bedeli lahaa madaxweyne Farmaajo ayuu yiri xildhibaanku. Waxa hore u diidanaa doorashada Farmaajo Tigreegii Itoobiya maamuli jiray.


Si kastaba ha ahaatee waxay u taal xildhibaanada hadda jooga inay dalka ka badbaadiyaan dib u dhac ayna markale caleemo saaraan madaxweynaha hadda jooga oo cadowgu sidaa ugu dhiranayo inuu dhaco.



Kooxda Xalane ayaa iyaguna wadnaha farta ku haya. Ninka qaba wasiirkii hore ee difaaca Kiiniya ayaan isagu qarinin sirta xaaskiisa.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.