X

Golaha shacabka oo loo sheegay xilliga la isku imaan doono

Kadib markii ay la wareegeen hogaanka afhayeenka golaha shacabka ayaa Aadan Madoobe iyo labadiisa ku xigeen go’aamiyeen xilliga laysku soo noqon doono iyo weliba arimaha ugu horeeya ee ay ka hadli doonaan.


”Aadan Madoobe wuxuu durba ku fashilmay inuu meel saaro matalaada gobolka Gedo oo Kiiniya ka reebtay si codkaasi u khasaaro oo aanu u helin madaxweynaha hadda jooga ayuu yiri Cali Calasow.


Waxay durba muujinaysaa karti xumo iyo inaanu kala garanayn muhiimada ay leedahay in madaxweynaha sharaxan gobolkiisii uu codka ka heli lahaa ayna joogin golaha shacabka.



Si kastasba ha ahaatee waxa la sugaa ciida kadib qodobada la keeni doono.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.