Madaxweyne Obama oo khudbad dheer ka jeediyay Kiiniya ayaa reer Kiiniya u sheegay qaasatan bahda wax abuurta in ay ka faaiideystaan raga khibrada leh ee la socda ”Wuxuu yiri yaanay idin niyadjabin haddii la idin yiraa wax aan wadaan ma soconayo oo la idin waydiiyo suaalo adag. Waxa goobta ka hadlay dhalinyar Maraykana oo la yimi khibrad dhisid ama keenay sanco fududeynaysa sida oo qoto beeraha.
Mid ka mida ayaa sheegay in Nayjeeriya ay jireen haween beeralay ah oo ay dib ku noqotey in ay beertaan berahooda xilliga ku haboon maadaama cagaftu ay shaqayn wayday kadibna waxan u abuurney goob ay ka heli karto dayactir oo dhaqsa kana jaban suuqa caadiga.
Wuxuu dhinaca balanqaaday in dhibaato Kiiniya ka haysata dhinaca waraabinta uu isagu xalin doono taas oo ka farxisey madaxweynaha Kiiniya oo isagu ku fashilmey in uu wax ka qabto.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM nagala soo xiriir araabimedia@gmail.com
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay