X

Kiiniya oo duqeyn aargoosasho ah ka bilowday Ceel-Waaq

Wararka aan ka helayno Ceel-Waaq oo xero ku taal dhawaan ay Kiiniya isku dayday inay ku boobto kuraasta gobolka Gedo ayaa hadda la soo sheeayaa inay duqeyn kala daashay. Ilaa hadda faahfaahin dheeraada lagama hayo khasaaraha.


Duqeyntan oo aargoosi ah ka gaadhsii ayay Kiiniya is leedahay intaa dili karto dil mar hadday ka quusatay inay siyaasadeeda ka fushato Somaliya. Kiiniya oo rabta inay Soamliya qayb kale la go’do ayaa waxa dabada ka wada reer galbedka qaar.



Maaha markii ugu horeysay ee Kiiniya ay weerarto Ceel-Waaq oo dhowr sanno kahor ay shabaabku si xun ugu xasuuqeen. Si kastaba ha ahaatee waxa la sugayaa khasaaraha kasoo baxa.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.